Day: January 11, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (11=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Natiijada Doorashada maamulka Taiwaan oo lagu dhawaaqay.

Doorasho  siweyn looga loolameya, kadib ayaa waxaa lagu dhawaaqay Natiijada Doorashadii Taywaan, waxaana guusha Doorashadaasi  hantey, Haweeneyda la yiraahdo Tsai Ing-wen oo murshx u ahayd.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (11-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Maxamed Cali Maxamed Iyo  Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (11-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xafsa Khaliif.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {11-01-2020}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:–

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (11=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

War-murtiyeed wadajir ah oo ka soo baxay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ereteria

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteria muddadii u dhexaysay 10-ka ilaa 11-ka bishan Jannaayo ee 2020-ka, kaddib martiqaad rasmi ah.

Read More
Somali News

Dalal ay ku jirto Soomaaliya oo wayn doona codkii ay ku lahaayeen QM

Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in todoba wadan oo xubno ka ah Qaramada Midoobey ay weynayaan codkii ay ku lahaayeen fadhiyada ay guud ee.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo goor dhaw sarkaal ciidan ku dishay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa maanta lagu lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Taliyaha waxaa Xaafadda Taleex.

Read More
Somali News

Boqor cusub oo looga dhawaaqay dalka Cuman

Muqdisho-KNN-Haitham bin Tariq Al Saciid oo ay ilmo adeero ahaayeen Boqorkii Cuman ayaa loo dhaariyay in uu badalo Sultan Qaboos bin Saciid Al.

Read More