Day: August 1, 2020
Somali News

Madaxweyne Lafta Gareen oo bedelay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada

Baydhaba-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday laba ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo magacaabay xubno.

Read More
Somali News

Sawirro: Lafta Gareen oo ka hadalay sababta uu u yimid Muqdisho

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.  Wafdiga uu horkacayo Madaxweyne Lafta Gareen.

Read More
Somali News

Xoghayihii 5-maalmood ka hor la magacaabay ee xafiiska R/Wasaaraha oo xilkii laga qaaday

Muqdisho-KNN-Sii-hayaha Ra’iisul wasaraha ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilka ka qaaday xoghayihii joogtada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (01-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Abdi Sataar Xaaji Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanada Iyo Ciidda Ee Knn (01-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnaamijka Kulanka Abwaanada Iyo Ciidda Ee Knn- Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Abwaan.

Read More
Somali News

Mareykanka: Duufaanta Isaias oo ku wajahan Florida iyo gobollo kale

Washington-KNN-Xarunta Qaran ee Duufaannada u qaabilsan Mareykanka ayaa xilli hore oo Sabtida maanta ah sheegtay in Duufaanta Isaias ay si “tartiib ah u.

Read More
Somali News

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo hal arrin uga digay madaxda DF

Garowe-KNN-Puntland ayaa si adag uga digtay in dowladda federalku ay isku daydo inay sameysato muddo kororsi, xilligan kala guurka ah, isla markaana ay.

Read More
Somali News

Akhriso: Guddoomiyihii D/Bedelweyne oo la bedelay

Beledweyne-KNN-Waxaa xilkii laga qaaday guddoomiyihii magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Safiyo Sheekh Xasan Cali, iyadoo la magacaabay guddoomiye cusub. Wareegto ka soo.

Read More
Somali News

Imaaraadka “Turkigu faraha hakala baxo arrimaha Carabta”

Muqdisho-KNN-Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Sabtida maanta ah sheegay in Turkigu uu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimaha Carabta, isagoo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More