Day: August 7, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (07 -08-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{07-08-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (07-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Yoonis Duraan Cali Iyo.

Read More
Somali News

Xildhibaanada golaha shacabka oo Beri kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa beri oo Sabti ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 8 July, waxaa ay yeelan doonaan kulanka.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen Biixi iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya?.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (07=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay wafdi ka socda Shiinaha

Muqdisho-KNN-Wafdi ka socda dalka Shiinaha ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay wakiilla Shiinaha u qaabilsan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (07=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dawlada Kenya oo dib u bilaabaysa ganacsigii Qaadka ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN- Maalinta berri ah aya waxaa lagu wadaa in dawlada Kenya ay markeedii ugu horeysay Qaad keento Soomaaliya, kadib xayiraaddii cudurka Coronavirus dartiis,.

Read More
Somali News

Dhibaato ka taagan adeegsiga wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

Muqdisho-KNN-Warar aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in ay dhibaato ba’an ka taagan tahay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar. Dhibaatadan ayaa ka.

Read More