Day: August 12, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {12 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay caqabadaha ay wajahayaan dhalinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag qeybtiisa Cayaaraha {12-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir waxaa goor dhaw ka dhacay qarax sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, gaar ahaan wadada 21-ka October..

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (12-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Saciid Axmed Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (12-08-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cabdiwali Abuukar.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (12 08 2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Lafta Gareen oo gaaray magaalada Baydhabo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray, magaalada Baydhabo ee gobolka Baay..

Read More
Somali News

Baarlamaanka Soomaaliya oo laga dalbaday meel marinta sharciga Dastuurka dalka

Muqdisho-KNN-Guddiga ka shaqeeya arrimaha Dastuurka dalka ayaa waxaa ay soo jeediyeen, in la meel mariyo Dastuurka dalka. Guddiga ayaa maanta Baalamaanka  Federaalka Soomaaliya.

Read More
Somali News

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhalinyada Soomaaliyeed waxa uu ugu hambalyeeyay , maalinta dhalinyarada Adduunka. Khayre ayaa waxa uu.

Read More