Day: August 14, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (14-08-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{14-08-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (14-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Yoonis Duraan Cali Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (14=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (14=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Taliska Hawlgallada Mareykan ee Afrika oo sheegay in Saraakiil Al-Shabaab ah ay u dhinteen COVID-19

Muqdisho-KNN-Taliska Hawlgallada Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika, ee magacooda loo soo gaabiyo AFRICOM, ayaa sheegay in Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ay u geeriyoodeen.

Read More
Somali News

Dawlada Turkiga oo si adag uga hadashay xariirka Imaaraatka iyo Israa’iil

Muqdisho-KNN-Dawladda Turkiga ayaa waxa ay si adag uga hadashay xiriirka cusub ee ay sameysteen Imaaraatka Carabta iyo Israa’iil. Waxa ay sheegtay in xiriirkani.

Read More
Somali News

Magaalada Dhuusamareeb oo laga dareemayo u diyaar garowga Shirka Dhuusamareeb 3

Muqdisho-KNN-Waxaa magaalada Dhuusamareeb laga dareemayaa u diyaar garowga shirkii Dhuusamareeb 3, kaas oo lagu balansanaa inuu dhaco 15 bishan August. Waxaa laga dareemayaa.

Read More
Somali News

Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya oo shaqadii iskaga tagay

Muqdisho-KNN-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu shaqadii joojiyay agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya Dr.Nuur Diiriye Fuursade, sida KNN ay u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon.

Read More
Somali News

Mareykanka oo la wareegay Markab Saliid siday oo laga lahaa Iran

Muqdisho-KNN- Mareykanka ayaa la sheegay in uu la wareegay Markab nooca Xamuulka qaada oo ay lahayd dawlada Iran. Markabkan ayaa waxaa la sheegay.

Read More