Day: August 15, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {15 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {15-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (15-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Siciid Axmed Iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb iyo wararkii u dambeeyey ee shirka

Dhuusamareeb-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur ee magaalada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (15-08-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xafsa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (15 08 2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka Sare oo 3-qodob ka soo saaray shirka Dhuusamareeb

Muqdisho-KNN-Kulan ay maanta isugu yimaadeen xubnaha guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka Sare ayaa lagu bogaadiyey war-mutiyeedkii shirkii Dhuusamareeb, waxayna ka soo saareen.

Read More
Somali News

Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay sanadkan iyo rayidkii ugu badnaa oo wax ku noqday

Muqdisho-KNN-Sida lagu qoray wargayska la yiraahdo Time ee kasoo baxa Maraykanka maamulka madaxweyne Trump ayaa duqeyntii ugu badnayd ka gaystay gudaha Soomaaliya sanadkaan.

Read More
Somali News

Farmaajo: Heshiis walba oo ka soo baxa Dhuusamareeb BF ayaan kula soo laaban doonaa

Muqdisho-KNN-Waxay aheyd khudbad kooban oo dadka Soomaaliyeed oo dhan ay wada sugayeen marka la eego waqtiga xasaasiga ah ee uu ku soo aaday.

Read More
Somali News

Turkiga oo xiriirka u jaraya dhigiisa Imaaraadka Carabta

Ankara-KNN-Madaxweynaha dalka Turkiga Rajap Tayip Erdigan ayaa sheegay in xukuumadiisu ay joojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalka Isku taga Imaaraadka Carabta.

Read More