Day: August 16, 2020
Somali News

DFS oo ka hadashay khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday hotel Elite

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerar ku bilowday qarax gaari oo ka dhacay hotel Elite ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Bar Xog Wareysi {16 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii ka socday hotel Elite ee Muqdisho

Waxaa goordhaw la soo gaba-gabeeyay weerarkii ka socday hotelka Elite ee ku yiilay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, sida ay soo sheegayaan wariyeyaasha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qaraxa iyo weerarka lagu qaaday hotel Elite ee Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhammaan ehelada dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay qaraxa iyo weerarka tooska.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {16-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Yoonis.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo war ka soo saaray weerarka ka socda hotel Elite ee Muqdisho

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa War kasoo saaray Qarax iyo weerar toos ah oo weli ka socda Hotel lagu magacaabo Elite oo ku yaala xeebta.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (16-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Siciid Axmed Iyo.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsan Galmudug oo ku dhaawacmay weerarka ka socda hotel Elite

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Guryenta maamulka Galmudug Ahmed Washington ayaa dhaawac culus kasoo gaaray Qaraxa ka dhacay Hoteelka Elite ee ku yaala xeebta.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay weerarka lagu qaaday hotel Elite ee Muqdisho

Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay In ka badan 15 qof ay ku geeriyoodeen weerar ku bilowday qarax oo ka dhacay hotelka Elite ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (16-08-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More