Day: August 21, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (21-08-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{21-08-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ku soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (21-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Amaal Yusuf Macalin.

Read More
Somali News

Shirkii Dhuusamareeb Saddex oo la soo xiray.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo xiray Shirkii wada tashiga ee u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleeyada ee ka socday magaalada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo baaq u diray siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu sheegay in loo baahanyahay in siyaasiyiinta iyo hoggaanka Soomaaliyeed ay u turaan dadka iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo magacii ka badelay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu magacii ka bedalay magaalada Dhuusamareeb, kadib marka sida uu sheegay uu soo jeedin badan ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (21=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (21=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Badmaaxiin Iran u dhashay oo laga sii daayay gacanta burcad badeed Soomaali ah

Muqdisho-KNN-Madbaaxiin u dhashay dalka Iran ayaa waxaa laha sii daayay koox burcad badeed Soomaali ah, kuwaas oo afduub ahaan u haystay. Sida ay.

Read More