Day: August 22, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {22 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Madasha xisbiyada qaran oo war ka soo saaray shirkii Dhuusamareeb 3

Waesaxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay natiijada ka soo baxday shirkii Dhuusamareeb 3 ee dhawaan la soo.

Read More
Somali News

Nin gabar yar ku kufsaday Baydhabo oo xukun lagu riday

Maxkamada gobalka bay ee maamulka koofur galbeed ayaa maanta xukun 5 sanno xarig ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar 5.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo xiray wadaad maalmo ka hor dadka daawada Ciyaaraha gaaleyseeyay

Ciidamada dowladda ayaa gurigiisa ugu tagey Sheekh Mustafa Cali Caanood si ay su’aalo uga waydiiyaayaan ereryo uu soo duubay oo ay kamid ahayd.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (22-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Siciid Axmed Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {22-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed.

Read More
Somali News

Lafta gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kadib markii uu ka qeyb galay shirkii Dhuusamareeb 3

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, kadib.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamij gaar ah- Sida COVID19 xilligan looga hortago.

Barnaamijkan gaarka waxaan diiradda ku saareynaa sida xiligaan ay tahay in looga hortago Coronavirus iyadoo la ogyahay in duulimaadyadii dib loo furay walina.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsan Jubbaland oo shaqada looga joojiyay musuq maasuq

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa shaqadii looga Joojiyay Wasiirkii Xanaanada Xoolaha.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (22-08-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xafsa.

Read More