Day: August 24, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {24 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Dibad baxyo ka socda Mareykanka, kadib toogasho ka dhacday

Dibadbaxyo ayaa ka billowday gobolka Wisconsin ee dalka Mareykanka kaddib markii ay boolisku toogteen nin madow ah, kaasoo ay rasaas badan la dhaceen.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {24-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiwahaab Aadan.

Read More
Somali News

Dagaal beeleed ka socda deegaanka Garasle ee ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida

Dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo ayaa socday xadka u dhexeeya gobolka Galgaduud iyo dhulka dowlad deegaanka soomaalida. Dagaalka ayaa waxaa uu ka.

Read More
Somali News

Hirshabelle oo ka hadashay ciidamada Danab ee tagay Jowhar

Maamulka Hirshabeelle ayaa soo dhaweeyay ururka 7 aad ee Kumaandooska Danab fadhiisin cusub ka sameystay magaaladda Jowhar. Af-hayeen u hadlay maamulka Hirshabeelle ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb..

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (24-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Saciid Axmed Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan uga hadleyno saameynta cudurka COVID-19

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye waxay bilaawday barnaamij gaar ah oo looga hadlayo arrimaha Coronavirus/COVID-19, kaas oo lagu soo ban dhigayo saameynta caafimaad, dhaqaale iyo guud.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (24-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo gaaray Garoowe.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland, waxaana garoonka Diyaaraddaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha.

Read More