Day: August 28, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (28-08-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{28-08-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in xilka laga qaaday hoggaamiyaha Al-shabaab

Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa waxaa ay shaacisay in xilkii laga qaaday hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyd, kaasi oo la sheegay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (28-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Barnaamijyo

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo aan uga hadleyno saameynta cudurka COVID-19

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye waxay bilaawday barnaamij gaar ah oo looga hadlayo arrimaha Coronavirus/COVID-19, kaas oo lagu soo ban dhigayo saameynta caafimaad, dhaqaale iyo guud.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (28=08=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Qoysas uga barakacay gobolka Hiiraan fatahaadda webiga Shabelle

Beledweyne-KNN-Wararka naga oo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ay qoysas uga barakaceen fatahaad uu sameeyay webiga Shabeelle . Wararka ayaa.

Read More
Somali News

Booliiska Galmudug oo xabsiga dhigay ganacsato banaan bax ka dhigayay magaalada Guriceel

Guriceel-KNN-Bannaanbaxyo ballaaran ayaa maanta waxaa au  ka dhaceen  Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana bannaanbaxa dhigayay dad shacab ah oo sida la sheegay.

Read More
Somali News

Daadad ku dhuftay dalka Niger

Muqdisho-KNN-Dowladda Niger ayaa sheegtay in daadadkii dhowaan ka dhacay caasimadda dalkaas Niamey, ay boqollaal kun ku qasbeen inay guryahooda ka barakacaan. Tirada dadka.

Read More
Somali News

Raysal wasaaraha Japan oo lagu wado in uu maanta is casilo

Muqdisho-KNN-Raysal wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa lagu wadaa inuu is casilayo sababo la xiriira xaaladdiisa caafimaad sida ay sheegtay warbaahinta gudaha ee.

Read More