Day: October 4, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {04-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-10-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Yoonis.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay gacan ka hadal dhex-maray taageerayaasha Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa

Booliska Kenya ayaa sheegay in laba qof ku dhinteen shaqaaqo dhex martay taageerayaasha Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo kuwa madaxweyne ku xigeenka, William Ruto..

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (04-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Azerbaijan oo guul ka sheegatay dagaalka culus ee kala dhaxeeya Armenia

Madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa sheegay goor dambe oo sabtidii ah in ciidamadiisa “ay calankooda ka taageen” magaalada istiraatiijiga ah ee Madagiz ayna.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (04-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (04-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Asmara kula kulmay madaxdweyne Afwerki

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  iyo kan dalka Eriteria Isaias Afwerki ayaa magaalada Caasimadda ah ee dalkaasi ee Asmara waxaa uga socda kulan.

Read More
Somali News

Raysal wasaare Rooble oo amarro dul dhigay siihayeyaasha xukuumadda Soomaaliya

Maxamed Xuseen Rooble raysal wasaaraha cusub ee dalka ayaa waxa uu maanta soo saaray amarro ay uu duldhigayo xubnaha wasiirrada ee xukuumaddii hore.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo isaga baxay saldhigyo ay ku lahaayeen Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose  ayaa ku warramaya in xalay ilaa iyo maanta Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda.

Read More