Day: October 5, 2020
Somali News

Qaar ka mid ah daladaha waxbarashada oo eedeeyn u jeediyay agaasimaha waxbarashada G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Shir labo maalin ah oo magaalada Muqdisho uga socday qaar ka mid ah daladaha waxbarashada gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay si.

Read More
Somali News

Deni oo mar kale Dubai u tegay la kulanka madaxda DP World

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in uu halkaas kula kulmo mas’uuliyiin.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo ka socda duleedka degmada Balcad

Balcad-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada xoogga iyo Al-Shabaab uu.

Read More
Somali News

QM oo ka digtay khatar ku soo wajahan Soomaaliya xilli roobaadka Deyrta

Muqdisho-KNN-Hey’adda isku dabaridka arrimaha gargaarka Qaramada Midoobey ee OCHA ayaa ka digtay in roobabka Soomaaliya ka curtay ay daadad sababi karaan. Xafiiska OCHA.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taalla Kenya oo maanta qaadeysa kiiska weerarkii Westgate

Nairobi-KNN-Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay qaaddo kiiska saddex nin oo ku eedeysan inay caawiyeen maleeshiyaadkii weerarka ku qaaday dhisme.

Read More
Somali News

Itoobiya oo diyaaradaha u diiday in ay dul maraan biyo-xireenka Nile

Adis-Ababa-KNN-Itoobiya ayaa diidday in diyaarado ay dul maraan biyo-xireenka Nile, sida laga soo xigray website gaar loo leeyahay. “Agaasimaha guud ee waaxda duullimaadyada.

Read More
Somali News

Bandow mar kale lagu soo rogay caasimadda Faransiiska

Paris-KNN-Goobaha ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqa bulshada magaalada caasimada u ah dalka Faransiiska ee Paris ayaa la amray in la xiro wixii ka dambeeya birri.

Read More
Somali News

Dowlada Guatemala oo xoog dalkeeda uga saartay qaxooti doonayay inay galaan Mareykanka

Guatemala City-KNN-Dawlada dalka Guatemala ayaa dalkeeda ka celisay 3,500 oo ruux oo u dhashay dalka Hunduras kuwaasoo doonayay inay si tahriib ah ku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (05-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More