Day: October 5, 2020
Somali News

Dad badan oo ku dhintay xeebaha Jabuuti kadib markii laga daadiyey doontii ay la socdeen

Jabuuti-KNN-Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha muhaajiriinta ayaa sheegtay in ugu yaraan sideed qof ay dhinteen, halka 12 kalena weli lagu la’yahay badda,.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (05-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Ciidamo ka tirsan Soomaali iyo Libiya oo ku dagaalamay Turkiga

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya isku dhac dhexmaray ciidamo dowladda Turkiga ay u tababarayso wadamada soomaaliya iyo Libiya. Sida wararka sheegayaan.

Read More
Somali News

Trump oo isbitaalka uga soo baxay si uu u salaamo taageerayaashiisa

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa muddo kooban ka maqnaa cisbitaalka sii uu u soo salaamo taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka cisbitaalka lagu daaweynayay..

Read More
Somali News

Maqaayada iyo Baararka ku yaalo Faransiiska oo la xirayo

Maqaayada iyo Baararka ku yaalo Faransiiska ayaa  loo xirayo cabsi laga qabo moojad labaad oo xanuunka Covid-19 ah. Maqaayada iyo Baararka ku yaalo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo eedeymo u jeediyay DFS.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi  ayaa ka hadlay isbedellada haatan ka socda gobolka Geeska Afrika, waxuuna eedeymo u soo jeediyay dowladda federaalka Soomaaliya,.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo DFS ku eedeeyay in dalka ay gelisay dib u dhac baahsan

Kaddib markii dhawaan guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya uu soo saaray liis xildhibaanno ah, kuwaasi oo ku sheegay inay ka shaqeynayaan doorashooyinka.

Read More
Somali News

Dhagaxaantii ku xirnaa wadooyinka degmada Wadajir oo la qaaday.

Dhagaxaantaan ayaa laga qaaday waddooyinka waa weyn ee gela degmada Wadajir ee gobolka banaadir kaddib markii ay badatay cabashada dadka deegaanka ah. Wararka.

Read More