Day: October 6, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {06-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

R/W Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib safarkii uu ku tegay Kuwait

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay dalka, kadib safar uu maalmo ka hor.

Read More
Somali News

Saraakiisha Nagorno-Karabakh oo qirtay dhimashada askar kale oo badan

Muqdisho-KNN-Saraakiisha qowmiyadda Armenian-ka ah ee gobolka Nagorno-Karabakh ayaa xaqiijiyey in 21 askari oo kale looga dilay dagaalka ay kula jiraan ciidamada Azerbaijan, taasi.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (06-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (06-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Hanad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (06-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo ka hor-yimid jadwalkii guddiga soo xulista baarlamaanka Hirshabelle

Jowhar-KNN-Guddiga farsamo ee uu magacaabay Madaxweyne Waare ayaa kulamo ay maalmihii la soo dhaafay ku yeelanayeen xaruntooda magaalada Jowhar waxa ay ugu dambeyntii.

Read More
Somali News

Akhriso: Nuxurka khudbadii A/Madoobe ee furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Jubaland

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta furay kalfadhiga seddaxaad ee baarlamaanka Jubaland, waxuuna golaha ka hor jeediyay khudbad dheer oo.

Read More
Somali News

Jadwalka lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo la soo saaray

Jowhar-KNN-Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaas. Xubnaha Guddiga oo.

Read More
Somali News

Wasiir Beyle oo ka war bixiyey kulan uu la qaatay wasiirrada maaliyadda ee D/goboleedyada

Muqdisho-KNN-Sii-hayaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada iyo dowladda dhexe, kaas oo ku qabsoomay.

Read More