Day: October 8, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (08-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Qarax miino oo ka dhacay Afgooye.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose gaar ahaan Degmada Afgooye ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay xarun ciidan oo ku taal.

Read More
Somali News

Puntland oo joojisay Canshuurtii laga qaadi jiray guryaha ku yaalla Boosaaso

Duqa degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan, ayaa shaaciyay in si rasmiya loo joojiyay Canshuurtii laga qaadi jiray guryaha ku.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {08-10-2020}= Suuratu gaafir Darsigii-2aad-Q{604}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News Uncategorized

Dad shacab ah oo lagu dilay wadanka Burkino Faso.

Kolonyo baabuur ah oo ay lasocdeen tobonaan ruux oo doonayay in ay dib ugu soo laabtaan guryahooda ayaa lagu weeraray gudaha wadanka Burkino.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in ay burburiyeen saldhigyo ay Al-Shabaab ku leeyihiin shabeelooyinka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal qorsheysan oo ay ciidamada kumaandooska Soomaaliya ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada Shabeellada dhexe iyo Shabeellada Hoose..

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoor iyo Al-ashcari oo kulan ku yeeshay Dhuusmareeb

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in wadahadal uu magaalada Dhuusamareeb uu xalay uga bilowday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo.

Read More
Somali News

Dab ka kacay suuq ku yaala degmada Wanla-weyn

Dab xoogan ayaa xalay ka kacay qeybo kamid ah suuqa degmada Wanla-weyn ee muuri la yiraahdo waxaana ka dhasha khasaaro hantiyeed  oo aaad.

Read More