Day: October 9, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (09-10-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{09-10-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Qoyska Cali Khaliif oo dalbaday in baaritaan lagu sameeyo meydka Marxuumka

Qoyska Raysal wasaare hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galayr ayaa dalbaday in baaritaan dhab ah lagu sameeyo meydka Marxuumka, iyaga oo tilmaamay in.

Read More
Somali News

Qarax caawa ka dhacay Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in caawa Bam gacmeed ayaa lagu weeraray gaari uu saarnaa gudoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee.

Read More
Somali News

Soomaaligii lagu waayay inuu ku lug lahaa weerarkii Westgate oo la afduubtay.

Waxaa lagu soo warramayaa in la la`yahay Liibaan Cabdullaahi oo ka mid ahaa saddex nin oo loo heystay weerarkii dhismaha laga dukaameysto ee.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (09-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Somali News

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (09=10=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-sakariye maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (09=10=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Barakacayaal xaalad caafimaad darro ay ku haysato Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Warar aan helnay ayaa sheegaya in xaalad caafimaad darro ay soo wajahday dad ka barakacay magaalada Afgooye iyo deegaanno kale. Dadkan ayaa deegaansaday.

Read More
Somali News

Banaanbax maanta ka dhacay magaalada Hobyo

Muqdisho-KNN-Magaalada Hobyo ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax ka dhan ah Lacag Cashuur xad dhaaf ah. Babaanbaxan ayaa inta badan waxaa dhigayay.

Read More