Day: October 12, 2020
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay lix masuul

Dhuusamareeb-KNN-Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa magacaabay guddoomiyeyaasha Maxkamadaha gobollada Mudug iyo Galgaduud iyo laba xeer Ilaaliye ku xigeenno. Xubnaha lagu magacaabay.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {12-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {12-10-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

Gudomiye Gacal oo fadhiyada golaha ka mamnuucay xildhibaan Cabdullahi Calasow

Dhuusamareeb-KNN-Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal  ayaa maanta soo saaray warqad uu fadhiyada baarlamaanka uga mamnuucay xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Galmudug.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (12-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabduqani Cabdulaahi Ibraahim Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (12-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (12-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ku faanay inuu yahay Itoobiyan

Jigjiga-KNN-Iyadoo maanta ay ku beegatahay 12-ka bisha October, isla markaana 66-sano ay u buuxsantay jiritaanka calanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Jigjiga laga saaray.

Read More
Somali News

Farmaajo oo fariin ku aadan 66-sano guurada calanka u diray umadda Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weydiiyey dhammaan halyeeyadii.

Read More
Somali News

Turkiga oo qaadday tallaabo ay aad uga carootay dowladda Gariigga

Turkey ayaa sheegtay inay maanta dib u diri doonto markabka gaaska ka sahmiya badda Meditareeniyaanka ee ee xudunta u ah muranka kala dhaxeeya.

Read More