Day: October 20, 2020
Somali News

Taiwan oo dacwad kusoo oogtay nin bixiyey amar lagu toogtay koox Soomaali ah

Dacwad oogayaasha ku sugan Taiwan ayaa dacwad kusoo oogay kaptan la sheegay in uu amar ku bixiyay in la toogto rag Soomaali ah.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {20-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay qarax uu ka badbaaday Agaasimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho-KNN-Warar hor dhac ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax caawa ka dhacay agagaarka isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (20-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (20-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (20-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Maxuu Farmaajo ka yiri xukuumadda uu soo dhisay Rooble?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta kulan la qaatay golaha cusub ee wasiirrada Soomaaliya oo xalay uu magacaabay Ra’iiusul wasaare Maxamed Xuseen.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo maanta Buurane ku toogtay haweeney ay seygeedii horay u dileen

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM saakay qarax lagula eegtay deegaanka Buurane oo ka.

Read More
Somali News

Cidda abaabuleysa ololaha la doonayo in xilka looga tuuro Imran Khan oo la shaaciyey

Kumanaan qof oo taageerayaasha mucaaradka ah ayaa Axaddii ku dibad-baxay magaalada ugu weyn Pakistan ee Karachi, ayaga oo dalbanaya in xilka uu ka.

Read More
Somali News

Weriyeyaasha Muqdisho oo maanta dhigay banaanbax ka dhan ah xariga Weriye C/laahi Kulmiye

Muqdisho-KNN-Maalinkii seddaxaad waxaa dowladda Soomaaliya, gaar ahaan hey’adda NISA, si afduub ah ugu xiran Weriye Cabdullahi Kulmiye Caddow oo ka tirsan shaqaalaha warbaahinta.

Read More