Day: October 28, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {28-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag qeybtiisa Cayaaraha {28-10-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (28-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (28-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Shamis.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (28-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay Tacadiyada ka dhan ah Carruurta iyo gabdhaha ee dalka ku soo badanaya

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  ahna gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta waxa uu ka  hadlay falal ay ka mid yihiin.

Read More
Somali News

Banaanbaxyo maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay xaafadaha iyo degmooyin ka tirsan gobolka Banadir. Shacabkaan ayaa waxa ay dhigayeen bannaan bax ay.

Read More
Somali News

Maxuu wasiirka cusub ee warfaafinta maanta kala hadlay shaqaalaha wasaaradaas?

Muqdish-KNN- Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya  Cismaan Abokor Dubbe ayaa kulan is-barasho iyo is-xog wareysi ah maanta la.

Read More
Somali News

Jubbaland oo war ka soo saartay dilkii Kismaayo loogu geystay madaxii shirkadda Amal

Muqdisho-KNN-Jubbaland ayaa waxa ay ka hadashay dilkii Magaalada Kismayo ee xarunta maamulkaasi loogu geystay 26-kii bishan aynu ku jirno ee October , maamulihii.

Read More
Somali News

R/Wasaaraha Thailand oo shaaciyey inuu is casili doono

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha dalka Thailand ayaa balan qaaday in uu is casili doono, haddii aysan joogsan dibad baxyada dalkaasi. Sidaas ay tahay, waxaa weli.

Read More