Day: October 29, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {29-10-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {29-10-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (29-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (29-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Sakariye.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (29-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xubno Al-Shabaab ah iyo hubkii ay wateen oo gacanta lagu dhigay.

War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa waxaa looga hadlay howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado.

Read More
Somali News

Philippe Kridelka” Saadaq Joon waa lagu waayay eedeymo ah inuu xiriir la leeyahay Al-Shabaab”.

Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa kulankoodii xalay ka sheeegay in wax cadeymo ah loo waayay dacwad ka dhan aheyd taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka.

Read More
Somali News

Weerar loo adeegsaday tooray oo ka dhacay Faransiiska

Weerar loo adeegsaday tooray ayaa ka dhacay magaalada Nice ee wadanka Faransiiska sida ay warinayso warbaahinta dalkaasi. Ruux ku hubaysan tooray ayaa labo.

Read More
Somali News

Maraykanka oo wado qorsho looga hortagayo ilaha dhaqaalaha Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa sheegay inay diirada saarayso xaddidaada awooda al-Shabaab inay fuliso weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah, waxaa sidaasi  lagu sheegay.

Read More
Somali News

UNOCHA”Malaayiin Soomaali ah ayaa gargaar u baahnaan doona sanadka 2021″

Hay`adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bani`aadannimada UNOCHA ayaa sheegtay in ilaa 5.2 milyan oo qof oo Soomaali ah ay gargaar.

Read More