Day: November 3, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {03-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Xildhibaano ka soo jeeda Somaliland oo si adag uga hor-yimid dalabkii guddoomiye Cabdi Xaashi

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kuwooda ka soo jeeda gobollada woqooyi ee Somaliland ayaa si adag uga hor-yimid dalabkii guddoomiyaha Aqalka.

Read More
Somali News

Midowga Afrika oo war ka soo saaray dilalka isirka ku saleysan ee ka dhacaya Itoobiya

Addis Ababa-KNN-Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay dalka Itoobiya ee u dhaxeeyay qowmiyadaha dalkaas wada dega..

Read More
Somali News

Rooble oo laba wasaaradood iyo M/Gobolka u xil saaray wax ka qabashada xaalad ka taagan Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay la xanuunsayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii ka da’ay magaalada.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (03-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hoboyo la saxiixatay 3-shirkadood + Sawirro

Muqdisho-KNN-Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta heshiis taariikhiya oo lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay Shirkadda Oriental oo ah Isbahaysi ka kooban Seddex Shirkad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (03-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Hanad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (03-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjireyaasha seddax dal

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga galabta ka guddoomay danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya. “Danjiraha Denmark Ole.

Read More
Somali News

Askari qof shacab ah ku dilay Buurhakaba oo isna maanta la toogtay

Baydhaba-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in askari ka titsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab ah dilay,.

Read More