Day: November 5, 2020
Somali News

Akhriso: Wararki ugu dambeeyay ee doorashada ka socota Mareykanka

Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray boostada oo wali.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxa qarax lala beegsaday wasiir oo caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa qarax caawa lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Duraan Faarax Axmed oo ah wasiirka.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {05-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Shirkii Banbaxa ee Muqdisho ka socday seddaxda Maalin oo war laga soo saaray

Muqdisho-KNN-Waxaa gelinkii dambe ee maanta la soo gabagaboobay shirkii banbaxa ee Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya Muqdisho uga socday saddex maalmood ee lasoo dhaafay..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {05-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (05-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (05-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Hanad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (05-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo booqday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ujeedka kormeerka.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xugeenka Galmudug oo booqday deegaano laga saaray A-shabaab

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo Maamulka Caasimadda ayaa maanta.

Read More