Day: November 9, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {09-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Tijaabada tallaal ka hor-tegaya COVID-19 oo guul weyn laga gaaray

Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku ool yahay 90%, sida lagu.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {09-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

Qof meyd ah oo ku soo caariyey xeebta degmada Eyl ee Puntland

Eyl-KNN-Xeebta degmada Eyl ee Puntland waxaa ku caariyay meyd la sheegay inuu ku jiray naxash, kaas oo la aqoonsan la’yahay illaa hadda. Lama.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (09-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Yoonis Duraan Cali Iyo C/wahaab.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (09-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Hanad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (09-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Sawirro: Villa Somalia oo war ka soo saartay kulan Farmaajo su’aalo lagu weydiiyey

Muqdisho-KNN-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulan madaxweyne Farmaajo uu la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda.

Read More
Somali News

Abiy oo ku goodiyey in dhawaan soo afjarayo howlgalka ka dhan ka ah madaxda Tigrey

Addis Ababa-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay waxa uu ku tilmaamay ‘Howlgalka dhanka sharciga ah’ in dhawaan uu soo afjari doono ‘dambiilayaasha.

Read More
Somali News

Sawirro: Maxaa looga hadlay kulankii ay soo abaabushay DF ee ka dhacay Dhuusamareeb?

Dhuusamareeb-KNN-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Ludfi Shariif Maxamed ayaa magaalada Dhuusamareeb uga qayb-galay kulanka soo aruurinta aragtida bulshada Galmudug ee ku aadan qodobada.

Read More