Day: November 10, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {10-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {10-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Cabdulle Faarax:- Farsamadii:–Faarax.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (10-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim.

Read More
Somali News

Dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Milateriga Soomaaliya oo ka dhacay koonfurta Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Saraakiil ka tirsan qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa KNN u sheegay i dagaal culus oo u dhaxeeya milateriga Soomaaliya iyo Al-Shabaab.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (10-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Burhaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (10-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Inta badan musharaxiinta madaxweynaha dalka oo si wadajir ah bayaan u soo saaray

Muqdisho-KNN-Qoraal ay soo saareen illaa 12-musharax oo u taagan xilka  madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka soo horjeedaan magacaabista guddiyada doorashooyinka iyo xallinta.

Read More
Somali News

Saa’ib Cariiqaat – Madaxii Falastiin ee wadahadallada Israa’iil oo geeriyooday

Qudus-KNN-Saa’ib Cariiqaat oo kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan Falastiiniyiinta ayaa maanta u geeriyooday cudurka Covid-19, sida ay sheegeen saraakiisha reer Falastiin. Saa’ib oo.

Read More
Somali News

Nin soo xaday carruur oo lagu soo bandhigay degmada Afgooye

Muqdisho-KNN-Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa maanta lagu soo bandhigay nin la sheegay inuu soo xaday laba carruur ah. Ninka la qabtay.

Read More
Somali News

R/W Abiy: Howlgalku waa soconayaa ilaa inta hubka laga dhigayo dambiilayaasha

Addis Ababa-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in howlgalka milateri ee ka dhanka ah maamulka Tigray loo fulinayo qaabkii loo qorsheeyay. Wuxuu.

Read More