Day: November 10, 2020
Somali News

Dagaal culus oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo ka socda koonfurta Mudug

Gaalkacyo-KNN-Dagaal culus oo dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka socda deegaan lagu magacaabo Holdooyaale oo dhaca koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Sida.

Read More
Somali News

Koox ka tirsan ururka Daacish oo dad badan ku laysay dalka Muzanbiig

Maputo-KNN-Koox hubeysan oo la aaminsanyahay inay ka tirsantahay ururka Daacish ayaa tobanaan qof ku gawracday magaalooyin ku yaalla waqooyiga dalka Muzanbiig oo dhaca.

Read More
Somali News

Codadka gobollada qaar ee Mareykanka oo dib u baaris lagu sameynayo

Washington-KNN-Xeer illaaliyaha guud ee Mareykanka ayaa u ogolaaday dacwad oogayaasha inay baaraan qaladaad la sheegay in lagu sameeyay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (10-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Hadal jeedinta musharixiinta madaxweynaha Hirshabelle oo goordhow bilaabanaysa

Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle ayaa goordhow waxaa ka bilaabanaysa hadal jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa Qabab qaabadii.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (10-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Cabdiwahab Aadan Cabdiraxmaan :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

Qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, iyadoona qaraxaasi lala eegtay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {10-11-2020}= Suuratu Zukhruf Darsigii 8aad-Q{629

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More