Day: November 10, 2020
Somali News

Puntland oo gacanta ku dhigtay shabakad iyo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada  Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay  ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolkaasi. Howlgalka inta uu socday ayaa lagu.

Read More
Somali News

Japan oo sanad ku dartay Howlgalkeedii la dagaalanka Burcad badeeda Somalia

Xukuumada Japan ayaa go’aansatay inay kordhiso howlgalka ciidamada ee la dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan Xeebaha Somalia. Japan ayaa u soo dirtay.

Read More
Somali News

Somalia Xatooyo ka geysatay Jaziirada Malta oo maanta la maxkamadeynayo.

Booliska Jaziirada Malta ayaa sheegay bayaan ay soo saareen in gacanta lagu haayo 3 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo bishii tagtay fal.

Read More
Somali News

R/Wasaaraha Armenia oo sheegay in Azerbaijan ay la gaareen heshiis nabadeed oo xanuun badan

Armenia, Azerbaijan iyo Russia ayaa kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayo iska hor imaadkii millateri ee ka dhashay dhulkii lagu muransanaa ee Nagorno-Karabakh.

Read More
Somali News

Xoghayihii Gaashaandhiga Mareykanka oo shaqada laga ceeriyay.

Madaxweyne Donald Trump ayaa waxa uu shaqadii ka eryay Xoghayaha Gaashaandhigga Mark Esper, isagoo bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in sarkaalkaas sare ee Ameerikaanka.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (10-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda Azerbaijan oo diyaarad dagaal kasoo riday wadanka Ruushka.

Diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidamada milatariga dalka Ruushka ayaa lagu soo riday gudaha dalka Armenia, gaar ahaan meel u dhow xudduudda Armenia.

Read More
Somali News

Hadal jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle oo ka bilaabanaysa Jowhar.

Qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha  maamulka Hirshabelle iyo xigenkiisa  ayaa maanta lagu wadaa in ay khudbad u jeediyaan xildhibaannada.

Read More
Somali News

Ciidamada Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay rag looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen weerar ka dhacay Kismaayo

Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen hoyga uu magaalada Kismaayo ka degan yahay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka maamulka.

Read More