Day: November 23, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {23-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

RW Rooble oo doorashada dalka warbixin ka siiyey Golaha Ammaanka ee QM

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, shirkaasi oo ahaa mid Golaha Ammaanka xog lagaga siinayey hawlgallada Qaramada.

Read More
Somali News

Sawirro: Guddoonka Golaha Shacabka oo ku biiray shirka musharaxiinta uga socda Muqdisho

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa caawa ku biiray shirka Musharaxiinta u.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (23-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (23-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Liibaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (23-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Sawirro: Farmaajo oo abaal-mariyey shaqaalaha wasaarada gaadiidka iyo hey’adda duulista

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta Maamulka.

Read More
Somali News

Koronto la’aan maalinkii 3-aad ka taagan xarumaha maamulka G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Waxay maalintii seddaxaad korontadu ka maqantahay xarunta maamulka gobalka Banaadir, xarunta laga qaato warqadaha dhalashada iyo sugnaanta ee Dad-dhigista iyo xarunta ururka dhalinyarada.

Read More
Somali News

Puntland oo guddi wasiirro ah u magacaawday dhibaatada ka dhalatay duufaanta Gati

Garowe-KNN-Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta Gati oo ku dhufatay qeybo ka.

Read More
Somali News

Dhagaysiga dacwada dad loo heysto dilkii Weriye Jamaal Kashoqji oo ka bilaabaneysa Turkiga

Ankara-KNN-Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa berri oo Talaado ah bilaabaysa dhagaysiga dacwad ka dhan 20 ruux oo u dhashay dalka Sacuudiga, kuwaas.

Read More