Day: November 25, 2020
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {25-11-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {25-11-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

Midowga musharixiinta oo saacadihii u dambeeyay kulamo gaar gaar ah kaga hadlay xaaladda dalka

Muqdisho-KNN-Musharixiinta  xilka madaxweyanenimo ee Muqdisho shirka uga socdo ayaa wali wada kulamo ay uga hadlayaan doorashooyinka iyo cabasho ay ka qabaan guddiyada doorashada loo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (25-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (25-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Libaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (25-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Imaaraatka Carabta oo dalkeeda ka mamnuucday wadamo ay ku jirto Soomaaliya

Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa dalkeeda ka mamnuuccday inay tagaan dadka kasoo jeeda 13 wadan oo ay Soomaaliya ku jirto. Qoraal kasoo baxay dawlada.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo la kulmay saraakiisha ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Taliyaha qeybta saddexaad ee Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM iyo Taliyaha.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo dad isku qoys ah ku dilay Waajid

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weeraray guri ay jiifeen carruur iyo dumar oo ku yaalo degmada Waajid, waxaana ku dhintay 7 qof oo isku qoys.

Read More
Somali News

Khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay Soomaalida iyo Cafarta

Ugu yaraan seddex qof ayaa lagu dilay, halka laba kalana lagu dhaawacay dagaal tuulada Garbo-Ciise ku dhex maray Soomaalida iyo Cafarta. Qaar ka.

Read More