Day: November 27, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{27-11-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (27-11-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Somali News

RW Rooble oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka tacsiyadeeyey dadkii caawa lagu dilay qaraxii ka dhacay Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay.

Read More
Somali News

DF oo war ka soo saartay qarixii caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarixii caawa ka dhacay maqaayada Jalaato Devino, kaasi oo inta la ogyahay ay ku geeriyoodeen 7 ruux, 10.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku dhintay 10 kalane waa ay ku dhaawacmeen qarax uu fuliyay ruux xirnaa wax yaabaha qaraxa oo isku.

Read More
Somali News

Midowga musharixiinta oo war ka soo saaray hadal ka soo yeeray guddoomiye Cumar Filish

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa si kulul u cambaareeyay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay inuu.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (27-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoosis Duran Cali.

Read More
Somali News

Qarax Goordhaw ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qof isku soo xiray waxyaababa Qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay goob lagu iibiyo waxyaabaha mac macaanka ah oo u dhow hoolka Sahal ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (27=11=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (27=11=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More