Day: January 3, 2021
Somali News

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Balcad

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka shabeelada dhexe ayaa sheegaya in labo qarax oo nooca miinada lala beegsaday ciidamo ka tirsan milatariga.

Read More
Somali News

Hindiya: 18 ruux oo ku dhintay dhisme ku soo dumay

Ugu yaraan 18 ruux ayaa geeriyooday halka tira kale ku dhaawacmeen kadib markiii uu ku soo dumey dhismo ay daganaayeen maanta oo axad.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (03-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdullaahi Nuur Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (03-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (03-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in dad loo qabtay saraakiishii lagu dilay Galgaduud

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen wadada xiriirisa degmooyinka Guriceel iyo Balanballe ay kusoo qabteen ilaa 7 Ruux, kuwaas.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo ka hadlay sababta uu u tagay xerada Balli-doogle

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo.

Read More
Somali News

DFS oo mamnuucday in hub lala galo gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda amniga.

Read More
Somali News

Musharixiinta mucaaradka oo digniin u diray madaxda DFS iyo kuwa maamul goboleedyada

Warsaxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal u diray Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Labada Golle ee Baarlamaanka, Xeer Ilaaliyaha,.

Read More
Somali News

Askar Faransiis ah oo mar kale lagu dilay dalka Maali

Bomako-KNN-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Mali ayaa sheegaya in weerar dalkaas ka dhacay lagu dilay askar Faransiis ah War kasoo baxay.

Read More