Day: January 8, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (08-01-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{08-01-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaaajo oo kulan la qaatay madaxda D/Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Koofur Galbeed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan Madaxtooyada Villa Somalia kula qaatay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed Cabdi casiiss Lafta gareen, Galmudug.

Read More
Somali News

Trump oo sheegay in uusan ka qeybgali doonin xafladda caleemo saarka Joe Biden

Madaxweynaha xilka ka degaya ee Donald Trump ayaa sheegay in uusan ka qeybgali doonin xafladda caleemo saarka madaxweynaha la doortay ee Joe Biden.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (08-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (08=01=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (08=01=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

DFS oo war ka soo saartay duqeyn lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn ay ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya ciidamadda Xoogga ay ku dileen sargaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab. War.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay ujeedka safarkiisa Muqdisho

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxeyna aheyd markii ugu horreysay uu soo gaaro magaalada .

Read More
Somali News

Shabaab iyo dad shacab ah oo ku dagaalamay Koofurta gobolka Mudug

Warar naga soo gaaraya deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu dagaal halkaasi ku dhex maray dad Shacab.

Read More