Day: January 15, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (15-01-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{15-01-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Musharaxa Mucaaradka Bobi Wine oo sheegay in lagu shubtay doorashada Uganda

Musharaxa madaxweynimo ee mucaraadka Uganda Bobi wine ayaa muuqaal baahiyaha Al-jaziira u sheegay in ciidamada Millaterigu awood kula wareegeen dhismaha uu deggan yahay..

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegtay inay socdaan qorshihii ugu dambeeyay ay ciidamadeeda ugu saarayso Soomaaliya

Sida laga soo xigtay Pentagon-ka ayaa lagu sheegay in dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya lagu wadaa in ay saacadaha soo.

Read More
Somali News

Heshiis la kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay G/Bari

Guddigii Puntland u saartay shaqaaqadii ka maalmo ka hor ka dhacday deegaan hoostaga deegaanka Iskushuban ee gobolka Bari ayaa soo saaray go’aamo. Guddi.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (15-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Shiikh Aadan Madoobe oo eedeyn u jeediyay DFS, kana hadlay dhibaatada ka jirta Bakool

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa si kulul uga hadlay go’doonka ay Al-shabaab ku hayaan.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen Lafta gareen iyo odayaasha dhaqanka Koofur Galbeed?.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Barlamaanka iyo ku Xigeenkiisa ayaa kulan la qaatay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (15=01=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (15=01=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More