Day: January 17, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {17-01-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {17-01-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

Lafta Gareen oo saraakiisha ciidanka kala hadlay sidii go’doonka looga qaadi lahaa Xudur

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa degmada Xudur kulan kula qaatay saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya. Kulan ayaa.

Read More
Somali News

OCHA oo ka deyrineysa xaaladda nolol xumi ee ka jirta Xudur

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubbaridka gar-gaarka ee OCHA ayaa ka deyrineysa xaaladda cunto ee magaalada Xuddur. OCHA waxay sheegtay in raashinka.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay dagaal ka dhacay Darfur

Dagaal u dhexeeya qowmiyadaha qaar ee dego Suudaan ayaa ka dhacay gobolka galbeed ee Darfur, waxaana ku dhintay 48 qof, sida ay ku.

Read More
Somali News

Biden oo saxiixaya go’aano qaarkood oo saameynaya Soomaalida

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxiixo dhowr digreeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (17-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (17-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Mowliid.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (17-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen R/wasaare Rooble iyo Cali Guudlaawe?.

Ra’isul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta waxaa kulan la qaatay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen. Kulankaan oo.

Read More