Day: February 1, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {01-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {01-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono :-.

Read More
Somali News

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Warqad ogeysiis ah u diray Madaxweynaha Galmudug

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku war-geliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor in isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay berito.

Read More
Somali News

Iiraan oo la sheegay in ay ku dhowdahay helista Hubka Nukliyer-ka

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Xukuumadda Iiraan ay maalmo u jirto helitaanka agab ku filan oo ah hubka nukliyeerka haddii ay sii waddo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (01-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (01-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo gaarey Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wefdiga Madaxweynaha.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (01-02-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Liibaan.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaarey Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaarey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, halkaasi oo uu dhowaan ka furmi doono.

Read More
Somali News

Warbixin: Al-Shabaab oo shaaciyey in bartilmaameedkoodu ahaa Jeneraal Galaal

Muqdisho-KNN-Ururka Al-Shabaab oo war ka soo saaray weerarkii gelinkii dambe ee shalay lagu qaaday Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey in bartilmaameedka.

Read More