Day: February 2, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {02-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Kulamo caawa ka socda Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Md Axmed Cabdi Kaariye.

Read More
Somali News

Lafta gareen iyo Qoor qoor oo caawa kulan ku yeeshay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa hoyga uu ka degenyahay Dhusamareeb booqasho ugu tagay Madaxweynaha Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in gacanta lagu dhigay hub iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka shabeelada hoose oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab. Howlgalka ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {02-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Cabdulle Faarax:- Farsamadii:–Faarax.

Read More
Somali News

Maxaa caawa ka socda Dhuusamareeb?.

Shir u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka ayaa lagu wadaa inuu saacadaha socda uu ka furmo magaalada Dhuusamareeb.

Read More
Somali News

Tanzania oo sheegtay inaysan soo iibsan doonin talaalka Covid 19

Iyadoo laga cabsi qabo fiditaanka fayraska korona, ayaa wasiirka caafimaadka Tanzania, Dorothy Gwajima, sheegtay in aanay xukuumadda qorshaha ugu jirin in ay soo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (02-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaji Cabdi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (02-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Shabeelada Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maanta weerer jidgal ah uu ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye.

Read More