Day: February 5, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-02-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{05-02-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Maxaa caawa ka socda Dhuusamareeb?.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa caawa markale ka socda shirkii madaxdaxwayneyaasha maamul goboleedyada, gobolka banaadir iyo madaxwayanaha dowladda fedaraalka ee.

Read More
Somali News

Aqalka Sare oo sheegay inuusan jirin kulanka uu ka dalbaday madaxweyne Farmaajo

Senatarada golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad ah u diiday dalab uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u diray xildhibaannada.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (05-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=02=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Somali News

Beesha caalamka oo wado dadaalo lagu baajiyo kulanka baarlamaanka Soomaaliya

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in xubnaha Beesha caalamka ay wadaan qorsho ku aadan sidii beri loo baajin lahaa kulanka Baarlamaanka oo.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo goordhow ka hadli doono khilaafka weli ka taagan doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow warbaahinta uga warbixin doona marxalada uu Shirka Dhuusamareeb ee u dhaxeeya Madaxda dowladda federaalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (05=02=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Xilliga uu furmayo kulanka Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Guddoonka baarlamaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in beri oo Sabti ah 06 February, uu jiro Kulan Gaar ah oo Madaxweynaha JFS soo codsaday..

Read More