Day: February 7, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {07-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Diyaarad ay leeyihiin AMISOM oo ku burburtay shabeellada hoose

Hawlgalka ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradaha qummaatiga u kaca ee ay adeegsadaan ciidamada AMISOM.

Read More
Somali News

Galmudug oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Galgaduud

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo maanta lagu dilay deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya magaalooyinka.

Read More
Somali News

Madaxweyneyaashii hore oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Axmed  ayaa caawa shir la yeeshay madaxweynihii hore ee soomaaliya Cali Mahdi. Shirka ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {07-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (07-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (07-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha shacabka oo beri kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Muddo Xilleedkiisu Dhammaaday ayaa beri kulan ku yeelan doono magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka golaha shacabka ayaa.

Read More
Somali News

Puntland”Ma aqoonsan doono madaxweyne Farmaajo, haddii uu dhamaado muddo xileedkiisa”

Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay, in laga bilaabo Isniinta berri ah aysan aqoonsanayn madaxweyne Farmaajo, maadaama ay dhammaatay mudadii xil-hayntiisa ee sharciga ahayd..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (07-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Cali.

Read More