Day: February 9, 2021
Somali News

Ciidamada ammaanka Muqdisho oo caawa fashiliyey qarax culus

Muqdisho-KNN-Waxaa goor dhow inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho laga maqlay qarax xoog leh, kaas oo ka dhacay degmada Cabdicasiis, gaar ahaan agagaarka garoonka.

Read More
Somali News

RW Rooble oo war ka soo saaray shirka uu iclaamiyey MW Farmaajo

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee  ku qabsoomaya 15-ka bishan magaalada Garoowe.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {09-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo 15-ka bishan shir kale isugu yeeray madax goboleedyada

Muqdisho-KNN-Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in shir kale uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada.

Read More
Somali News

Kulan caawa Villa Somalia ku dhex maray Farmaajo iyo guddoonka golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal kooban ka soo saartay kulan caawa uu maadxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xafiiskiisa kula yeeshay guddoonka golaha shacabka. Guddoomiye Maxamed.

Read More
Somali News

Khilaaf culus oo ka dhashay shaqo joojin lagu sameeyey guddoomiyaha Beledweyne

Beledweyne-KNN-Guddoomiyaha magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan Cismaan Dhicisoow ayaa si adag uga soo horjeestay shaqo joojin uu ku sameeyey guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (09-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaji Cabdi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (09-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xildhibaanada mucaaradka oo sheegay in ay halis ku jirto Naftooda, kuna dhawaaqay Kutlad Cusub

Ku dhawaad 100 mudane oo ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Xildhibaanada mucaaradka.

Read More
Somali News

Wasiirka Gaashaandhiga oo kulan la qaatay saraakiisha sare ee CXD

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta kulan la qaatay talyaha ciidamada xoogga Odowaa Yusuf Raage iyo saraakiil sar-sare oo ka.

Read More