Day: February 16, 2021
Somali News

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho-KNN-Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan. Mas’uuliyiin.

Read More
Somali News

Heshiis lagu gaaray shirkii Baydhaba iyo shir loo iclaamiyey madaxda

Baydhaba-KNN-Guddiga Farsamada ee ka socday dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ku shiray Baydhabo ayaa shaaciyay in xal laga gaaray qodobadii.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {16-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo shacabka ugu digay khatarka Covid 19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus/ Covid-19 oo soo laba kacleeyay. Ra’iisul.

Read More
Somali News

Wasaarada caafimaad oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 100 xaalado cusub oo COVID-19 ah. 9 qof.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {16-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen {Awoowe}:-.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (16-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaji Cabdi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (16-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Mucaaradka oo ka digay in dhibaato ay ka dhalato banaanbax ay iclaamiyeen

Midowga Musharixiinta ee mucaaradka ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in ay ishortaagto dibadbaxa lagu waddo in maalinta Jimcaha uu ka dhaco magaalada Muqdisho.

Read More
Somali News

Puntland oo guddi u magacowday xalinta khilaafaadka ka dhasha doorashooyinka

Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magacaabay Guddiga xallinta khilaafaadka iyo cabashooyinka doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland. Guddiga ayaa ka kooban 9 xubnood.

Read More