Day: February 17, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {17-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {17-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed in aysan shacabka ku qaaliyeyn maciishadda iyo waxyaabaha daruuriga u ah nolosha .

Read More
Somali News

Gen Odawaa oo sheegay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale ee.

Read More
Somali News

DFS oo shaacisay in dalka laga helay kiisas cusub oo covid 19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 127 xaalado cusub oo COVID-19 ah.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (17-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (17-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Puntland oo Boosaaso ku qabatay qaraxyo iyo raggii watay

Dowlad-gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay qabatay qaraxyo la doonayay in laga fuliyo magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. War-qoraal ah oo ay soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (17-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Hanad.

Read More
Somali News

DFS ”Ciidamada Ammaanka ayaa u xilsaaran dhaqan gelinta go’aamadan”

Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID19 oo uu shir guddoomiyey Raisal Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble:.

Read More