Day: February 19, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (19-02-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{19-02-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Jubbaland oo war ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacday Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Muqdisho. Jubbaland ayaa sheegtay in.

Read More
Somali News

Ma laga yaabaa inuu dhaco shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo?.

Madaxweynaha Hirshaballe Cali Guudlaawe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeybgala kulanka madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ee looga hadlaya.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (19-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Puntland oo wax laga xumaado ku tilmaamtay dagaalkii Muqdisho

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa looga hadlay dagaalo saacadihii u dambeeyay ciidamo kala taabacsan dowladda iyo midowga musharixiinta ku dhexmaray magaalada.

Read More
Somali News

Midowga Afrika oo amarro dul dhigay ciidamada AMISOM

Midowga Afrika  ayaa ciidamada  AMISOM  ku amray inay dhexdhexaad ka noqdaan xiisadda dagaal ee u dhaxeysa dowladda iyo musharixiinta mucaaradka, isla markaana ay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (19=02=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Somali News

RW Rooble “Lama qaadan karo dibadbax hubeysan”

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu ka xun yahay dhacdoodiyinkii 24-kii saac ee la soo dhaafay ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (19-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More