Day: February 20, 2021
Somali News

Ciidamada NISA oo Taallada Daljirka ku dilay sarkaal ka tirsanaa booliska

Muqdisho-KNN-Allaha u naxariistee waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu dilay Abkoow Cambuure oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska Soomaaliya. Marxuumka ayaa la dilay.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {20-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {20-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal ay ku dishay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanada Mushaani, Daniga, Majabta oo u dhaxeeya.

Read More
Somali News

MW Qoorqoor oo magacaabacay Talyaha Daraawiishta Galmudug

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Dowladda Galmudug. Madaxweynuhu:.

Read More
Somali News

Weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kabul

Ugu yaraan shan qof ayaa geeriyootay laba kalana waa lagu dhaawacay kadib markii qaraxyo kala duwan ay ka dhaceen caasimada Afghanistan ee Kabul..

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (20-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (20-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Dal Carbeed oo DFS ugu yeeray ‘Dowlad kumeel gaar ah’

Dawlada Imaaraatka Carabta war ay soo saartay waxay ku sheegtay inay cambaaraynayso dhacdooyinkii lagu weeraray musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ee shalay.

Read More
Somali News

Soomaaliya: 15 ruux oo saacadihii la soo dhaafay Coronavirus u geeriyooday

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo.

Read More