Day: February 24, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {24-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {24-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad.

Read More
Somali News

DFS oo war ka soo saartay waxbarashada dalka faafida covid 19 awgeeda

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay war-saxaafadeedkan ku cadeyneysaa in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo, iyada oo.

Read More
Somali News

Kiisas cusub oo covid 19 oo laga helay Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (24-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Hanad.

Read More
Somali News

Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM

Xeer ilaalinta dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay magacyada 14 qof oo ka tirsan Shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay, kuwaas oo bixin.

Read More
Somali News

Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha

Iyadoo dhowaan ay dowladda Soomaaliya sheegtay in aan la ogoleyn bannaabax laga dhigo Muqdisho ayaa waxaa hadalkaasi ka soo horjeedsaday midowga musharixiinta, iyagoona.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada xoogga iyo kuwa Koofur Galbeed oo is-garabsanaya ayaa maanta waxaa ay howlgal ka sameeyeen deegaanka Awdiinle iyo deegaannada hoostaga  magalada Baydhabo ee.

Read More