Day: February 26, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble iyo Mucaaradka oo caawa shir ugu socda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hoteel Jaziira kulan kula leh xubnaha midowga musharaxiinta Micaaradka ah. Kulanka ayaa waxaa looga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (26-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (26=02=2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Sakariye Maxamed.

Read More
Somali News

Maxay Jubbaland ka tiri heshiiskii dowladda iyo mucaaradka?

Dowlad-gobolleedka Jubaland ayaa soo dhaweysay heshiiskii dhex maray Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashaxiinta, kaasi oo habeenkii xalay lagu saxiixay Magaalada Muqdisho. Hoos ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (26-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Puntland oo war ka soo saartay heshiiskii Dowladda iyo mucaaradka

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta, kaasi oo xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho. War.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo muddo kordhin loo sameeyay

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM, oo ah ciidan nabad ilaalin.

Read More
Somali News

Ururka IGAD oo ka hadlay heshiiskii Dowladda iyo mucaaradka

War saxaafadeed ka soo baxay IGAD  ayaa lagu soo dhaweeyey heshiiskii ka koobnaa lixda qodob ee ay gaareen xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha midowga.

Read More