Month: March 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-03-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble iyo Mucaaradka oo kulan ku yeelanaya Muqdisho.

R/Waaaraha xukuumadda Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato midowga musharixiinta mucaraadka  ah. Kulankan ayaa waxaa looga hadli.

Read More
Somali News

Iiraan oo diiday in ay wadahadallo la gasho Mareykanka

Iiraan ayaa meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha Yurub si dib boorka loogaga jafo heshiiskii.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (01-03-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Cumar Cabdirashiid oo walaac ka muujiyay xaalada uu xiligan marayo dalka

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma’arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta.

Read More
Somali News

DFS oo cambeeraysay weerar ay xuutiyiinta ku qaadeen dalka Sacuudiga.

Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar Kooxda xuutiyiinta ee ka dagaalanta Gudaha dalka Yemen ay ku qaadeen Magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudiga..

Read More
Somali News

Trump oo sheegay in Biden oo ku fashilmay hogaaminta Maraykanka

Donald Trump oo jeediyay khudbaddii u horreysay tan iyo markii uu ka baxay Aqalka Cad ayaa sheegay in uusan sameyn doonin xisbi cusub.

Read More
Somali News

Howlgalo xalay laga sameeyay Dhuusamareeb

Ciidamo iskugu jira Booliis iyo Nabadsugid ayaa howlgallo ka fuliyay xalay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada u ah Maamulka Galmudug. Howlgalkan oo Socday maalmihii.

Read More