Day: April 4, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {04-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan kooxda Daacish

Ciidamada Pundland ayaa soo geba-gabeeyay howgal  qaatay 48-saac oo ay ka sameeyeen deegaanada Baraagaha, Madax-madow iyo Dhabancaddo oo ku yaalla Buuraha Cal-miskaat oo .

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga ganacsiga

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa halkaas kulan kula.

Read More
Somali News

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay xaaladihii u dambeeyay ee Covid-19

Wasaaradda caafimaadka xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay tirada kiisaskii xanuuuka coronavirus 24 saac ee ugu dambaysay. Hoos ka akhriso Tirada 24 saac.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {04-04-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiraxmaan Sheekh.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (04-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (04-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (04-04-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cali.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo kordhay shirkii u socday madaxda Soomaalida?.

Waxaa goordhow soo gabagaboobay Shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kadib markii saacado badan ay madaxda fadhiyeen Teendhada Afisyooni.

Read More
Somali News

James Swan oo si kulul ugu hadlay weerarkii ka dhacay Shabeellada Hoose

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Read More