Day: April 5, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {05-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Saraakiil ka goosatay ciidanka DF Soomaaliya oo iska dhiibtay Hargeysa

Hargeysa-KNN-Magaalada Hargeysa ee xarunta xukuumadda Somaliland waxaa maanta lagu soo dhaweeyey afar sarkaal oo ka goosatay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {05-04-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono :-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (05-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Wasiir Dubbe oo sheegay in aan la kala diri doonin hay’adaha dowladda

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa sheegtay in aan la kala diri karin hay’adaha dowladda ee uu dhamaaday muddo xileedkooda. Wasiir Dubbe.

Read More
Somali News

Soomaaliya: Dad badan oo 24 saac gudahood COVID-19 u geeriyooday

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 125 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii.

Read More
Somali News

Turkiga oo xabsiga u taxaabay saraakiil howlgab ah

Turkiga ayaa xabsiga u taxaabay 10 sargaal oo howlgab ah kaddib marki ay si cad u cambaareeyeen mashruuca kanaalka madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Read More
Somali News

In ka badan 18 qof oo lagu dilay gobolka Daarfuur

Dhakhaatiir ku sugan dalka Suudaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 18 qof lagu dilay, 50 qofna ay ku dhaawacmeen dagaal Galbeedka Gobolka daarfuur.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (05-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim Iyo Yoonis.

Read More
Somali News

Saraakiil tababar loogu soo xiray dalka Qatar oo ku soo wajahan Soomaaliya

Dooxa-KNN-Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga dalka Qatar Danjire  Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya .

Read More