Day: April 6, 2021
Somali News

Sawirro: Qoor Qoor kormeer ku tegay deegaanadii dhawaan lagu dagaalamay

Dhuusamareeb-KNN-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta safar kormeer ah ku gaaray difaacyada hore ee Ciidanka Qalabka Sida ee ku sugan deegaanka.

Read More
Somali News

DFS oo war ka soo saartay shirka beri ka dhacaya Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u miri dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee socda dawladda iyo.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo booqday xarunta gurmadka deg deg ah ee Covid 19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen wasiir Mukhtaar iyo odayaasha Jubbaland?.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-hishiisiinta XFS Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Odayaasha Dhaqanka Beelaha dagga Jubaland.

Read More
Somali News

NISA oo soo bandhigtay xogta rag miinooyinka u sameyn jiray Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay wadeen

Muqdisho-KNN-Taliska Hey’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya qeybtiisa Gobalka Banaadir ayaa shaaciyey inuu helay xog ah in maalmihii lasoo dhaafay ay dhinteen seddax sarkaal oo labo.

Read More
Somali News

Beesha caalmaka oo madaxda soomaalida ka dalbatay in ay heshiiyaan

War qoraal ah oo ka soo baxay xubnaha Beesha caalmaka ayaa madaxda soomaalida looga dalbaday in ay heshiis rasmi ah ka gaaraan muranka.

Read More
Somali News

Hay”adda Amnesty international oo ka soo horjeesatay in kenya ay xirto xeryaha qaxootiga

Hayadda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay warbixin ay uga soo hor jeedsatay go’aanka ay dowladda Kenya ku sheegtay.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {06-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {06-04-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen:- Farsamadii:–Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (06-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi.

Read More