Day: April 8, 2021
Somali News

Taliska Booliska oo shaaciyey in dad loo soo qabtay dil laba caruur ah loogu geystay Baydhaba

Baydhaba-KNN-Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa war kasoo saaray laba caruur ah oo aacadihii la soo dhaafay meydkooda laga helay xaafad ka tirsan magalaada.

Read More
Somali News

Seddax qodob oo maanta looga hadlay shirkii golaha wasiirrada

Muqdisho-KNN-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad ee dalka uu.

Read More
Somali News

Erdogan oo balan-qaaday in Turkigu soo saari doono tallaal anfici doona caalamka oo dhan

Ankara-KNN-Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in markii ugu horreysay uu ku howlan yahay in uu soo saaro tallaal looga hortaggayo cudurka Karoona. Madaxweynaha Turkiga.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka: Madaxda Soomaaliya waa inay si deg deg ah ugu laabtaan wadahadallada

Muqdisho-KNN-War-saxaadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa walwal looga muujiyey fashilkii ku yimid shirarkii hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ee Afisyooni ka socday maalmihii lasoo dhaafay,.

Read More
Somali News

Markab basaas u ahaa dowladda Iran oo lagu qarxiyay Badda Cas

Qarax ayaa burburiyay Markab ay leedahay Iraan oo marayay xeebaha Badda Cas ee dalka Yemen, Sidaa waxaa xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Iran..

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {08-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (08-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (08-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (08-04-2021)

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasheena ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka – Galab Wanagsan oo maalin kasta ka baxa KNN, waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xamza.

Read More
Somali News

Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo la shiray Xubnaha Beesha Caalamka

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilada Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+. Kulanka oo saacado qaatay ayaa.

Read More